Home > Terms > Somali (SO) > Barlamaanka Yurup.

Barlamaanka Yurup.

Waxa si toos ah uu doorta codbixiyaasha 5 sano kadib,xubanaha barlamaanka midowga Yurup(BXMY) oo ah waakiila ka dadka Yurup. Barlamaanka midowga Yurup waa mid ka mid ah ha'ayadah ugu muhiimsan ee sharci dejinta,oo ay wehliyaan guddiga midowga yurup (Guddiga). Barlamaanka Yurup wuxuu leeyahay sedex door oo muhiim ah:ka doodista iyo gudbinta shatciyda, Yurup uu la socdo guddiga firiya hay'adaha kale ugu muhiimsan midowga yurup,khasatan guddiga,si ay uu hubsadaan in ay uu shaqeenayan si dimuqraadig ah iyo ka doodista iyo la qabatimmada miisaanida midowga yurup oo ay la socodo guddiga.

0
Toevoegen aan mijn woordenlijst

Wat wilt u zeggen?

Je moet inloggen om aan discussies te kunnen deelnemen.

Terms in the News

Featured Terms

Omar omargarane
  • 0

    Terms

  • 0

    Woordenlijsten

  • 0

    Followers

Industrie/Domein: Environment Category: Pollution

Saliid daadasho

Saliid dhacid waa qaabka ee wasakhynta taas oo loola jeeda si shil ahsii deynta durerah ee batroolka ee ku daadatay deegaanka uu sababay bani'adamka. ...

Featured blossaries

Yamaha Digital Piano

Categorie: Entertainment   1 5 Terms

orthodontic expansion screws

Categorie: Health   2 4 Terms